Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Lagu Magcaabay Agaasimeyaal Guud.

Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Lagu Magcaabay Agaasimeyaal Guud.

Filed under: Wararka maanta | 

Madaxtooyadda-Puntland

Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu Magcaabay Xeer Madaxweyne Lr-105 October 03 2017, Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Dawladdaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga iyo Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha.

Madaxweynaha Dawladda Puntland:

Markuu Arkay:                     Dastuurka Dawladda Puntland

Markuu Arkay:                     Aqoontooda, kartidooda iyo waayo’aragnimadooda shaqo.

 

Wuxuu Xeeriyey:

  1. Waxaa Maxamed Cali Nuur (Juba) loo magcaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dawladdaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga.

 

  1. Waxaa Cabdicasiis Nuur Cilmi (Koor) loo Magcaabay Agaasimaha Guud ee Wasaarada  Shaqada, Shaqaalaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.

 

  1. Xeerkani Wuxuu dhaqan gelayaa Markuu Madaxweynuhu Saxeexo, wuuna saxeexay Madaxweynuhu.

 

=DHAMMAAD=

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *