Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Diyaaraddii ugu horeysey oo saaka ka degtay Bosaso

Saaka waxay magaalada Bosaaso iyo dhamaan dadka reer puntland ku waaberiisteen farxad ay isku salaamayeen waa maalin ku weyn puntland iyo somaliya oo dhan taasoo ay xaqiijisay diyaarad ay saaraayeen labada safiir ee dalalkaTalyaaniga iyo Shiinaha u fadhiya somaliya ,kuwaasi oo diyaarada sidey ay ka soo duushay Magaalada Muqdisho .

Diyaarada sidey labada safiir waxay ugu soo degtay garoonka sida caadiga ah ee diyaaraduhu ugu degaan garoomada caalamiga ah.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *