Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

dood/ c/risaq sheekh ali iyo Aqoonyahan maxamed cigaal wasiirada cusub iyo caqabada hor yaala

golaha_logoKu dhawaad bil ayaa kasoo wareegatay markii Ra’sul wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xassan cali Kahyre  uu soo magacaabay gole wasiiro oo ka kooban ilaa 68 xubnood.

Wasiiradaan uu RW Khayre soo magacaabay ayaa waxa ay isugu jireen Wasiiro, Wasiir Ku-xigeeno iyo Wasiiru Dowleyaal,kuwaas oo codka kalsoonida ay  siiyeen gobalaka Shacabka Soomaaliyeed.

Haddaba aaragtiyo kala duwan ayaa laga bixiyay caqabadaha horyaal golaha wasiirada ,dood ku saabsa ayaanu idiin haynaa oo dhex martay laba Aqoonhana oo Oo ku Noool dalka maraykanka.

Qaybta kowaad  iyo Qaybta Labaad  Dooda/    Aqoonyahan c/rissaq &Maxamed Cigaal

 

Weriye Xasan

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *