dood/Eng cabdulqaadir,Mushtashaar Ibrahim iyo aqoonyahan wardheere heshiiska itoobiya iyo somaliya waa dulmi aan isu dheelitirnayn
|Doodan oo aqoonyahanada kala duwan ee Eng Cabdulqaadir, Mushatashaar Ibrahim iyo Aqoonyahan Wardheere ay siiyeen Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan waxa ay si daah furan uga doodeen Fargelinta Dowladaha Shisheeye ku hayaan dalka somaliya iyo wax ka qabashado la’aanta dowlada federalka .iyo Cawaaqib xumida iyo mugdiga uu xambaarsan yahay heshiiska ay Muqdisho ku galeen Dowladaha Somaliya iyo Itoobiya.
Weriye Dhegood