Dowlad goboleedka Jubbaland oo warsaxaafadeed kasoo saartay xiisada amni ee udhexaysa Dowladda somaliya iyo kiiniya
|Dowlad goboleedka Jubbaland oo warsaxaafadeed kasoo saartay faragelinta iyo khal-khalka amni ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka waddo gobolka Gedo ee Jubbaland, ayaa sheegtay in cawaaqib xumada ka dhalata ay mas’uuliyadeeda qaadan doonto Dowladda Fedraalka ah ee Soomaaliya
