Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

dowlada puntland ayaa war ka soo saartay dagaal ku dhexmaray puntland iyo somalidiidka magaalada hadaaftimo.

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo labada dhinac soo kala gaaray ayaa ka dhashay dagaalkii ka dhacay deegaanka Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag, In kastoo aan si dhab ah loo ogeyn inta uu la egyahay.

Halkan ka Akhriso:

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *