Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

dowladda sal balaar oo in ka badan afartan xildhibaan ay ka mid noqdeen golaha wasiirada dowladda khyre

21 marso 2017 (Puntlandes) Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ku dhawaaqay golihiisa Wasiirada oo ka kooban 68 xubnood oo isugu jira Wasiiro, Wasiiru-Dowlayaal iyo Wasiiro kuxigeeno.

w-2

Xukuumada cusub waxaa inta badan laga soo dhax xulay Xildhibaanada ku jira Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Xildhibaanada kamidka noqday golaha Wasiirada cusub tiradooda ay gaareysaa 41-Xildhibaan.

Golaha Wasiirada Soomaaliya waxaa sidoo kale ku jira Xubno wasiiro horey uga soo noqday Xukuumadihii kala duwanaa ee dalka soo maray, waxaa sidoo kale Wasiirada ku jira xubno siyaasada ku cusub iyo xubno Safiiro ahaa.

Hoos ka Akhriso Magacyada Xildhibaanada kamid noqday Xukuumada cusub

Xildhibaanada Wasiirada Noqday

1- Xildhibaan Dr Iimaan Cabdulaahi Cali
2-Xildhibaan Dr Cabdirxamaan Ducaale Bayle
3-Xildhibaan Maryan Aweys Jaamac
4-Xildhibaan Sheekh Nuur Maxamed Xasan
5-Xildhibaan Cabaas C/laahi Sheekh Siraaji
6-Xildhibaan Eng, C/Rashiid Maxamed Axmed
7-Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow
8-Xildhibaan Siciid Xuseen Ciid
9- Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye
10-Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac
11-Xildhibaan Prof Saalim Caliyoow Ibrow

Xildhibaanada noqday Wasiiru-Dowlayaal

1-Xildhibaan Cabdicasii Xasan Laftagareen
2-Xildhibaan C/Qaadir Cali Bagdaadi
3-Xildhibaan Maxamed Cali Xagaa
4-Xildhibaan Maxamuud Xayir Ibraahim
5-Xildhibaan Xasan Macalin Xuseen
6-Xildhibaan C/Raxmaan Kulmiye Xirsi
7-Xildhibaan C/Raxmaan Maxamuud Jaabiri
8-Xildhibaan C/Laahi Bille Nuur

Xildhibaanada noqday Wasiir kuxigeeno

1- Xildhibaan Cismaan Aadan Dhuubow
2-Xildhibaan Xaaji Cali Sheekh Maxamed
3-Xildhibaan Cabdulaahi Colaad Rooble
4-Xildhibaan Feysal Cumar Guuleed
5-Xildhibaan Dr Xuseen Cabdi Cilmi
6-Xildhibaan Fahmo Axmed Nuur
7-Xildhibaan Cismaan Maxamed Daallo
8-Xildhibaan Xirsi Aadan Rooble
9-Xildhibaan Ibrahim Isaaq Yarow
10-Xildhibaan Xaamud Cali Xasan
11-Xildhibaan Maxamed Khaliif Diiriye
12-Xildhibaan Jamaal Xasan Ismaaciil
13-Xildhibaan Samra Ibraahim Cumar
14-Xildhibaan C/Naasir Siciid Muuse
15-Xildhibaan C/Kariin Khaliif Dhalac
16-Xuseen Cismaan Xuseen
17-Xildhibaan Cabdulaahi Cumar Abshiroow
18-Xildhibaan Axmed Cumar Isloow
19-Xildhibaan C/Raxmaan Iidaan Yoonis
20-Xildhibaan Cabdi Casiiz Armaan
21-Xildhibaan Cismaan Libaax Ibraahim
22-Xildhibaan Cilmi Cumar Ceynsane

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *