Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Dowladda Turkiga ayaa xarun ciidan ka furaysa Somaliya

ciidamadU qaybsanaha  wasaarada arimaha dibadda ee dalka Turkiya ayaa qiratay in ay diyaarinayaa xarun weyn oo lagu tababaro ciidamada soomaliya si kor loogu qaado tayada ciidamad  dalka ,taasoo salka ku haysa heshiiskii xagga ciidamad ee ay dhowaan gaadheen dowlada somaliya iyo dowladda Turkigu.

Arima fuliya ciidamada turkiga u qaabilsan somaliya ayaa sheegtay iney wax laga xumaad tahay markay aragtay ciidamo Somali ah oo dhar kala nooca ah sita ,qaarkoodna aaneyba dhar ciidan sidanin iyo  ciidamada dalalka africaanka ah lagu soo tababaray taya xumada tabarkooda ,taasoo ay ku macneysay inaa dawladahaasi daacad ka ahayn tababarka ciidamad somliyeed ee u jeedkoodu ahaa dhinac dhaqaale ka soo gala oo keliya, qaarkoodna lagu soo taba baray wadamo aan ogolayn ciidan somaliyeed oo xoogle.

Dowladda Turkigu waxay xiriir dhow la leedahay dowladda somaliyee tan iyo wakhtigii abaaruhu somaliya ka dheceen ee ay gurmadka xooga ah ka geysteen.   sidoo kale ayeyna balanqaaday iney somaliya u dhiyaan ciidamo tayo leh ayna qalabayn doonaan.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *