Faaiidada ay dhirtu u leedahay dadka marka loo isticmaalo daawo ahaan
|Dhakhaatiirtii oo Isbaaro U Dhigtay Shacabka Soomaliyeed
Moringa iyo Diinsiga waa dhir daawo ah
Aduunka waxa ugu daran in Dhakhaartii qaranka somaliyeed uu wax soo baray oo markii ay dadku u baahdeen noqday dhiig miirato sidii tuugtii ku soo jeestay shacabka ,xagee lagu arkay daawo markey ugu yar tahay boqol dollar joogta,doolarka ma i yagaa sameysatay aaway lacagtii qaranka somaliyeed. Dhakhaatiirta iyo xawaaladuhu waxay ku heshiiyeen in lacagtii soomalida ladaabicin.Waxaan u sheegayaa shacabka soomaliyeed in ay u jeestaan mudaawaadka dhirta sida diinsiga oo ah 100% “antibiotig” waa xidid ka baxa gobolda intooda badan, kaasoo kun jeer ka fiican daawdan been-beenta ah, Iyo Moringa oo aad u nafaqo badan geedkaasina ilaa 8 gobol ayuu ka baxaa xitaa gurigaaga ayaad ku beeran kartaa, hal caleen hadaad cunto waxay la mid tahay, 4 koob oo caano ah , kiilo hilib ah ,iyo 4 koob oo isbarmuuta ah.Hadaba si looga xoroobo Dhakhaatiirtan burcadka ah .Sidoo kale haddaad cabto laba koob oo biyo kulul ah sabaxii inta aad quraacan waxay u fiican yihiin Caloosha,sonkorta iyo klostaroolka.
Dr.C\kariim Jiirow Sharmarke.