Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

gabre oon beerta ku falan jirney iyo qurba joogtu waxba isma dhaamaan. carabtuna somaliya wey liqdey

Qoraalakan ninka qoray ayaa ka masuula(Abdikarin Jiirow Shamarke)gen.abdkarim 011 .Websaydhku kama masuul aha..

Reer xamarku waxay yiraahdaan”cimrigaagu haduu dheeraado eleen geel dhalayaa wuu ku tusaa”.ninkii gabre oo feer-feer ka soo xirnay oo beeraha aan ku falan jirnay miyaa maanta u taliya soomaliya ama gurbo joogta siyaasadda ku habsatay oo isaga kaliya amar ka qaata, oo sidii gabdho laysla qabo kala maseyraya oo midba midka kale arki Karin.qurba joogta dibada 95% waa xamaali iyo waayeel daawo ku socoto sidii jiirkii”tijaabada a’haa “ oo caydh bey qaataan ayaa waxa u sacbinayaan qof aan dalka waxba u qaban oo waliba iibsaday marka sidaad ayaan ku iri gabre iyo qurbo joog waxaba isma dhaamaan.carabna soomaliya way laqday waayo hadda ka hor ayey 6 wiil oo soomali ah qoorta ka jartay oo lacagtii “tagsiga”diiday waxayna siiyeen darawalkii lacagta uu xaqa u lahaa waayo wuu dhacayey.maanta carab waa la soo diray in eey soomaliya xaalufiso  si dad kale u dagaan soomaliya  xitaa dekadihii way iibsatay oo wax ey iyadu raali ka a’heen lama keeni karo wadankii kaliya a’haa abaarta nga soo saaray Ee iiran iyaga ayaa yiri xirrirka u jara ,waxa ka xun 5 kun oo gabdhood oo da’doodu tahay 15-ilaa 21 noo keena oo shaqaale ha noqdaan  waa dalka waxba noogma tagain,gabdhaha intey fulaan ayey marka uur yeelato dilayaan oo leeyihiin wey zineysatay.danbigana waxa iska leh baarlamaanka oo qabiilkasta ayaa ku jira haddii qabiil faa’iido leeyahay.waa carbta waxa xiriirka loo jaro in larabo haddii sooamliya la rabo in ey badbaado,jaamacada carabtana isaga baxno.ciidankana talada dalka looga danbeeyo waayo iyagaa u dhimanaya qaranka.

Gen.C\Kariim Jiirow Sharmarke.ph.D

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *