Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso oo la furay

Waxaa si wada jira u furay garoonka diyaaradaha Bossaso manta .Madaxweynaha dowlada federalka  Hasan Sheikh Mahamud ,madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas,safiirka dalka Shiinaha u fadhiya somaliya,Safiirka Dowlada Talyaaniga u fadhiya  somaliya.

Sidoo kale waxaa ka soo qaybgaly ra’iisal wasaarayaashii hore ee somaliya qaar ka mid ah ,isimo ,siyaasiyiin kala duwan iyo dadweyne farabadan,

waxay magaalada boosaaso dadweynaha ku nooli isku marxabaysiinayeen saaka qorax aan la qarin kari ayaa manta puntland u dhatay.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *