Go’aan ka soo baxay Xafiiska Ra iisal wasaaraha somaliya ee qaabka doorashadu noqon doonto 2016
Mohamed Hassan |
January 28, 2016 |
Wararka |
- qodobada ka soo baxay xafiiska Raiisal wasaaraha 1- In aqalka sare la dhaariyo lana dhiso intaan aqalka hoose la shisin
- In aqalka hoose lagu dhiso qaab 4.5 ah
- In doorashada xildhibaanadu ka dhacaan magaala madaxyada dowlad goboleedada.
- in tirada xidhibaanada aqalka hoose yihiin 275
- In 30% loo qoondeeyo aqalka hoose haweenka.
- In tirada aqalka sare ahaato 54 xubnood
- In 48 xubnood oo ka mid ah dowlad goboleedadu si siman u qaataan (galmudug, jubbaland ,somaliland.puntland,koonfur galbeed.iyo shabeele,)puntland iyo somaliland la siiyo 6 xubnood oo dheeraada,mid walibina 3 xubnood ay qaadaneyso.
- in xildhibaanada aqalka sare laga soo xulo dhamaan deegaanad ay ka kooban yihiin dowlad goboleedadu.
About The Author
Dhegood