Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Golaha Hogaaminta Beesha Habargidir ayaa dowladda Federalka Soomaaliya ugu baaqay inay joojiso Howlaha Dhismaha Galmudug

Golaha Hogaaminta Beesha Habargidir ayaa dowladda Federalka Soomaaliya ugu baaqay inay joojiso Howlaha Dhismaha Galmudug ka dib Muranka Ka dhashay habka loo marayo Dhismaha maamulka.Shir jaraa'id oo ay Gaalkacyo ku qabteen Xubno uu hogaaminayo gudoomiyaha Golaha Hogaaminta Prof C/qaadir Maxamed Shirwac ayaa baaqaan loogu diray Dowladda Federalka Soomaaliya.

Posted by Cadaado on Wednesday, January 22, 2020

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *