Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Golaha Wakiiladda Puntland ayaa maanta laalay warqad ay dhawaan Guddoonka Baarlamaanka u gudbisey Xeer Ilaalinta oo lagu dacweynayey Xildhibaan Cawil Xasan Daad.

https://youtu.be/GeV9oHcfvsk

Full : Daawo Baarlamanka Puntland oo maanta dood adag ka yeeshay Xasaanad ka qaadista Xildhibaan Cawil Daad.Link : https://youtu.be/GeV9oHcfvsk

Posted by Yusuf Abdi Shire on Saturday, November 2, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *