Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

golaha wasiirada ayaa ansixiyey xeerka gudiga amaanka iyo difaaca xeebaha

kulankii caadiga u ahaa golaha wasiirada Somaliya oo uu shi gudoominayey ku simaha ra iisal wasaaraha  Somaliya Mudane Cabdullahi Axmed Jamac(ilka Jiir)

uGu horayantii waxaa warbixin lagaga dhegeystey  wasaaradaha gaashaandhiga iyo amniga ,kuwaasi oo sheegay in ciidamada somaliya ay howgallo ka fuliyeen deegaano hoos yimaada degmada mahaday.Sidoo kalena ay howlgallo lagu sugayo amaanka laga fuliyey magaalooyinka Muqdisho iyoKismaayo .

Sidoo kale waxaa la ansaxiyey siyaasadda gudiga amaanka iyo difaaca xeebaha xeerkaasoo laga soo gudbiyey xafiiska ra iisal wasaaraha ,xiirkiina sidiisii ayaa lagu ansaxiyey.1

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *