Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

gudiga taakulaynta difaaca puntland oo soo bandhigay

Gudigii uu magacaabay madaxweynaha puntland Dr cabdiweli Maxamed Cali Gaas ee u xilsaaran taakulaynta difaaca puntland ,waxa ay soo saareen oo u soo bandhigeen meelaha ay dadka raba iney ka qayb qaataan  taakulaynta ciidamada ,dhaawaca ciidamada iyo dhinac kasta oo looga qaybqaadan karo taageerada iyo taakulaynta ka qayb qaadashada difaaca dalka iyo dadka puntland,

Hayadaha,jahaliyadaha dibada,ganacsatada dalka iyo dibadiisa degan iyo sakhsiyaadka rabaa iney taakuleeyaan puntland dhinaca difaaca,waxay gudigu u soo bandhigeen,   in la isticmaalo XAWAALADDA DAHABSHIIL, BANGIGA  AMAL,XAWAALADDA MUSTAQBAL    OO ACCOUNTS LAGA FURAY.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *