Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

gudoomiyihii gudiga doorshooyinka puntland axmed kismaayo oo iska casilay masuuliyadaasi

Waan iska casilay xilkii guddiga dorashoyinka
Maanta oo ay raariikhdu tahay 21.11.16 Waxan m.wayanaha dawladda PL mudane C.weli Maxed Cali Gaas u gudbiyay istiqaalad rasmi ah oo aan kaga tegey xilkii aan ka hayay guddiga doorashada PL taas oo uu iga aqbalay m.waynuhu isagoo ku mahadsan.
Runtii waa go’aan aan anigu qatay qof ahaan mana jirto cid igu dirqisay iyo cid ay dhibaato na dhexmartay toona.
Waxan uga mahadcelinayaa m.waynaha inuu ii gartay inaan xubin ka noqdo guddigaas.
Wixii awoodayda ah ee aan ka qaban karo dhismaha dalka iyo horumarkisa diyar baan la ahay.

Warkaas waxaad ka eegtaa barta Facebook ee Axmed Kismaayo

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *