Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

guushii somalidu ka soo hoysey doorashadiidalka maraykanka ee xisbiga dimuqraadiga

Golaha1960 iyo dhamaan dadka ku xiran golaha iyowebsaydhka golaha1960 waxay HAMBALYO iyo bogaadin u dirayaa dhamaan tartamayaasii guushau soo hooyey ummadda somaliyeed siiba gobolada MINNESOTA iyo OHIO ee tartankii xisbiga dimuqraadiga ee dalkamaray kanka ,doorashadii dhacday bishan sideedaad/2022.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *