Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Guuto ka Tirsan Ciidanka Booliska Puntland ayaa Soo Gaadhay Degmada badhan

Guuto ka Tirsan Ciidanka Booliska Puntland ayaa Soo Gaadhay Degmada Badhan.Ciidankan ayaa waxaa Hogaaminayey Taliyaha Cusub ee Qaybta Gobolka sanaag iyagoo watay Gadiid kala duwan kuwaas oo la Filaayo inaay ku Hawl galaan degmada . Waa markii ugu horaysay Ciidan Booliis ah oo qalabkiisa iyo gaadiidkiisu u dhan yihin ay ka howl galaan degmada Badhan oo dhowaan ciidanka Puntlad oo isaguna sidan oo kale u hubaysay ay ka hor istaageen ibta badan gobolka Sanaag in doorashadii SNM ee dhowaan la qabanayey ayna ka dhicin

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *