Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Hab cusub oo loo sugayo amaanka Garoonka diyaaradaha Adan Cadde

Wasiirksawirka diyaaradaa wasaaradda gaadiidka somaliya Ali Axmed Jengeli  ayaa sheegay in habab cusub loo baaridoono  dadka ka dhoofaaya iyo kuwa ka soo degaya Garoonka diyaaradaha Adan Cadde  ,Isagoo sheegay iney u dul qaataan dadku qaababka kala duwan ee loo sugayo amaanka garoonka .

Maadaama ay dhowaan ahayd markii diyaaradda Daalo lala eegtay qarax la dhex geliyey diyaaraddaasi oo ka duushay garoonka dyiraaradaha magaalada muqdisho,sidoo kale waxay hayadda nabadsugidu soo bandhigtay muuqaal  ay duubeen camaradaha garoonku muuqaalkaasi oo muujinaaya ragga ka qaybqaatay iney in computerka loo isticmaalay qaraxa lageliyo diyaaradda ,iyagoo iska dhigay Rag ka tirsan shaqaalaha garoonka.Tiro badan oo ka tirsan shaqaalihii garoonka ayaa la qabqabtay si baaritaan loogu sameeyo.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *