Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

hambalyo hambalyo /5/4 2018 waa meherka maxamed maxamud x geyr iyo kowsar c/risaq

Waa Meher kulmiyey dad aad u badan oo ka soo jeeda gobolada iyo Degmooyinka Somaliya.Waa  meher laba dhalin yara ah oo kalgacal mideeyey waalidkoodna isugu duceeyey.Waa kuwee hadaba : Maxamed Maxamud X Geyr iyo Kowsar C/risaq oo meherkoodu ka dhacay Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka .Waxaanuna Ilaahay uga baryeynaa labadii ilaahay siiyo ubad khayr qaba iyagana caafimaad iyo farxad ay ku wada noolaadaa,.Aamiin

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *