Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

hambalyo iyo dardaaran/ bulshaweynta somaliyeed ee golaha1960 waxay hambalyo iyo dardaaran u dirayaan madaxda loo doortay puntland

           Maamulka iyo bulshada somaliyeed ee  ku midowdey Golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed siiba kuwa ku nool woqooyiga Maraykanka iyo dalalka Yurub waxay Hambalyo iyo Dardaaran u dirayaan madaxda cusub ee dhowaan loo doortay Dowlada Puntland sida Madaxweynaha DENI, Madaxweyne ku xigeenka KARAASH iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Cabdixakiin Dhoobo daareed. Bulshweynta somaliyeed ee xubnaha ka ah Golaha1960 iyo Dhegeystayaashooduba waxay ilaahay uga baryayaan madaxdaasi cusub inuu xilkooda ku asturo,waxay kaloo hawada u mariyeen dardaaran aad u balaaran.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *