Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

hambalyo shaqsiga sanadka 2018/ wasiirka qorshaynta,maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha mudane jamal maxamed xasan

          Golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed waxay u hambalyeynayaan Shaqsiga Sanadka 2018 qofka uu goluhu u aqoonsaday oo Qorshaynta,maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha dalka Somaliya :Mudane Jamal Maxamed Xasan (dowlada federalka somaliya). ka dib dood dheer iyo soo badhigid dad farabadan oo sanadkii 2018kii Dalka iyo dadka somaliyeed ka dhex muuqdey guteyna waajibaadkii iyo shaqadii ay u hayeen dadka somaliyeed ,kuwaasoo muujiyey howl karnimo dheeraada .

        Wasiir Jamal Maxamed Xasan waa masuulkii ugu horeeyey oo heer federal ah sida wasiirada iyo baarlamaankaba oo soo AF JARAY  riyadii maamulka S/land ee ahay in ay somaliya tahay laba dowladood oo kal madaxbanaan isagoo booqasho iyo kormeer ku kala bixiyey Gobolka SOOL IYO .Gobolka SANAAG. kormeerkaasi oo soo jeba jebeeyey riyadii beenta ahay ee shacabka S/land ay maamulayaashoodu ku maaweelinayeen 27 sano………..Hambalyo wasiir Jamaal Maxamed Xasan shaqsiga 2018.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *