Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

hogaamiye alshabaaba oo nolol lagu qabtay

ciidamada puntlanad ee dagaalka kula jira cadowga ummada somaliyeed ee ku soo duuley dowlada puntland ayaa gacanta ku dhigay isagoo nool hogaamiye ka mid ah hogaamiya yaashii watay cadowga soo dooley ee beryahanba ka dagaalamayey togga SUUJ ,halka ay intii kale u kala jabeen ku dhintay wax cararay oo habaqlahoodii ay ciidamadu ku raad joogaan.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *