Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

horumarka degmada dhahar oo si xowli ah ku soconaya,dhinaca cashuuraha iyo——-

Guddoomiyaha degmada Dhahar oo uu weheliyo agaasimaha isbitaalka degmada ayaa wasaaradda caafimaadka dawladda Puntland uga mahadceliyay kaalinta ay ka qaatay tayeynta isbitaalka guud ee degmada.

Posted by Puntland State TV on Monday, March 30, 2020

Maamulka degmada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan ayaa kulamo wacyigelin ah oo ku aadan bixinta canshuurta la qaatay qaar kamid ah bulshada magaalada Dhahar

Posted by Puntland State TV on Tuesday, March 31, 2020

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *