Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Isbaarada madaxweynaha sheegayey ma ku jirtaa isbaarada qalinka ah Cali Balcad ka qadaayo dadka jiran ?

Wasir dowlaha Arimaha dibada Soomaliya Ali Omar Cali Balcad ayaa isbaaro dhigtay inta u dhaxeysa safaarada Soomaalida ee Addis Ababa iyo Safaarada Hindiya ee Addis Ababa.

Dadka xanuunsan ee caafimaadka u aado Hindiya ee visaha dalbanaya ayaa lagu xujeeyey in ay warqad ka soo qaataan Safaarada Soomaalida ee Addis Ababa. Warqadaas qiimaheeda waa $100Lacagtaas waxay ku dhacdaa Account khaas ah oo uu leeyahay xildhibaan Cali Balcad. 750 qof ayaa la caawiyaa Bishii waxaana laga faa’idaa $75,000, Sanadkii waxaa la faa’idaa $900,000,

Wasaradii Arimaha dibada dhan wuxuu ka dhigay waxoo isag gaar u lee yahay wiilkiisa gabdhiisa la taliyaal sare ka dhigay oo USA ka soo waday, Dhawaan ayey ahayd markii Hanti Dhowraha qaranka uu warbixintiisa ku sheegay in lacago badan lagu xado Safaaradaha Soomaalida ee ku yaalo Addis Ababa iyo Nairobi.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *