Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

isbedelka ku dhacay dhalinyaradii lagu qabtay dagaalkii Puntland la gashay cadowga somaliyeed

Dhalinyaradii lagu qabtay dagaalkii ay ku jebisey dowladda Puntland cadowga ummadda somaliyeed ee alshabaab haddana ku xidhaan jeelasha Puntland.ayaa loo soo bandhigay ummadda somaliyeed  qaabka loola dhaqmay iyo isbedelka ku dhacay qaab nololeedkooda intii ay dowladda Puntland gacanta ku haysey.

Dhaliyadaaas oo saxaafadda loo bandhay ayna ku booqdeen jeelasha ay ku xiran yihiin ayaa caddeeyey in ay noloshii horay uga luntay hadda dareemeen maxaabiistaasi ayna maamulka jeelasha Puntland  ay uga mahad neqeen isbedelka wakhtiga yar ka muuqda dushooda

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *