jabkii iyo guuldaradii siyaasadeed ee somaliland kala kulantay weerarkii ay ku soo qaaday gobolada sanaag iyo hayland ee puntland
|Bisha julay 2016ka dhexdeeda waxaa maamulka somaliland weerar aaney u kala harin maamul ahaan ,ciidan ahaan iyo siyaasad ahaanba gobolo ka mid ah gobolada puntland sida Gobolka Sanaag iyo Gobolka Hayland.Taasi oo salka ku haysa somaliland oo ku hamiyeysa iney somaliya kala goysa.
Dhamaan dadka gobolada Sanaag iyo Hayland iyo maamul ahaanba iyagoo aan u kala harin waxay qaab ciidan iyo banaanbaxyaba kala hor tageen maamulkaasi ku soo duuley dhulkooda .Taasi oo ku keentay maamulaka somaliland jab ciidan iyo siyaasadeed oo aaney dib uga soo waaqsanayn ,midaysayna dhamaan dadka degan goboladaasi.
Weriye Dhegood