Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Jowhar/madaxweynaha somaliya Xasan Sh Mahamud ayaa furay shirka jowhar ka bilowday

Madaxweynaha somaliya ayaa ka furay maanta shirka maamulka loogu samaynaayo gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe,shirkaasi oo ay qaban qaabadiisu ka socotey maalmahanba magaalada jowhar,

Furitaanka shirka oo ay ka soo qayb galeen wasiiro ,xildhibaano,isimo iyo ergooyin ka kala socda dadka ku nool labadaasi gobol.Inkasta oo ay sheegeen in in ay ka bexeen hehiiskii ay gashay beesh Xawaadle oo ka mid ah beelaha degan gobolka hiiraan.

Madaxweynuhu wuxuu ergooyinka ka codsaday iney  tanaasul isu sameeyaan beeluhu dhexdooda si ay uga miro dhaliyaan shirka ay rabaan iney maamul mideeya ku samaystaan beelaha wada degaa labadaasi gobol..Dhowr jeer ayey sheegtay dowladdu inuu yahay maamulka SHABEELE kan uGu dambeeya ee la samayn doono,

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *