Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Jubbaland oo ka hadashay Go’aankii ay DF-Somalia ka Qaadatay Diyaaradaha iyo Doorashadii

Waxaan ka codsanaynaa wakiiladda golaha shacabka ee JFS oo ka wakiil ah shacabka Soomaaliyeed iyo aqalka sare oo ka wakiil ah Dowlad Goboleedyada dalka, golayaashaas oo codka kalsoonida siiyey xukuumadda ku tumanaysa dastuurka iyo shuruucda dalka u yaala, inay gutaan waajibaadkoodda la xisaabtanka xukuumadda xal deg-degana ka gaaraan ku tumashada dastuurka iyo shuruucda dalka u yaala” ayaa lagu yidhi qoraalka.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *