Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

khudbadii uu madaxweyne farmaajo ka jeediyey cashadii sagootinta mudane jawaari uu madaxwenuhu u sameeyey

Khudbad

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa casho sharaf u sameeyay guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sh Cismaan Jawaari.Waxaa, sidoo kale, kasoo qeybgalay Ra'iisul Wasaaraha, Ku Simaha Guddoomiyaha, ahna Guddoomiye K/Xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka, Guddoomiyaha K/Xigeenka 2aad, Xildhibaannada labada Aqal iyo Wasiirro ka tirsan Xukuumadda.

Posted by Villa Somalia on Thursday, April 12, 2018

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *