Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Kismaayo iyo shirka wada tashiga 2016

Waxaa magaalada kismaayo isugu tegey dhamaan madaxda dowlad goboleeda dowlada federalka ee somaliya Raiisal wasaaraha somaliya ,safiirada EGAD,UN ,YURUBIAN UNION Ethiopia,iyo dalal kale,Sidoo kale waxaa halkaa isugu tegey xidhibaano ,wasiiro ,dad ka tirsan qaybaha bulshada ee kala duwan ,sidoo kale waxaa la sugayaa Madaxweynaha dowlada federalka somaliya ,inuu furo shirka .

Madaxdaasi isugu timid Magaalada Kismaayo waxaa halkaasi ku soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha Madaxweynaha ,Madaxweyne ku xigeenada iyo dhacabka reer jubbaland oo u dhan.

Waxaa iyana xusid mudan in gogola loo dhigay magaalada kismaayo Madaxda Dowlad goboleedada Galmudug iyo Puntland,kaasi oo kulankii ugu horeeyey maanta lagu qabtay isla magaalada kismaayo.

Shirkan la sugaayo inuu dhowaan ka furmo Magaalada Kismaayo waxay somaliyi ka sugeysaa inay ka soo baxaan go’aamo u horseeda dadka somaliyeed Mustaqbal wanaagsan oo somali isu keena.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *