Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Laascaanood oo Caawa lagu dilay Cabdilaahi LabaGole,gudoomiyihii doorashooyinka

Warar dheeraad ah ayaa kazoo baxaya Weerar Qorshaysan oo Caawa ka dhacay magaalada Laascaanood, Kaasi oo lagu diley Alle ha u Naxariistee Cabdilaahi Labogole.

Cabdullaahi ayaa  Somaliland ugu macagownaa a  Gudoomiyaha  Komishinka Doorashooyinka ee Gobolka Sool, Waxaana la sheegay inay dileen dabley Hubaysan.

Magaalada Laascaanood ayaa Marar badan marti gelisa dilal Qorshaysan iyo Falal kale oo Amniga ka dhan ah, Balse Gobolka Sool ayaa ah halka ay ciidamada ugu badan ka Joogaan Somaliland.

Mana Ma Jirto ilaa hada iyo Warbixin dheeraad ah oo la Xidhiidha dilka ka dhacay Caawa magaalada Laascaanood oo kasoo baxday Laamaha Amniga iyo Ehelada Marxuumka.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *