Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Liiska Xildhibaanada Barlamaanka Galmudug oo la Shaaciyay muddo todoba bilooda ka dib

Guddiga Farsamada Maamul Dhisidda Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay xubnaha cusub ee Baarlamaanka 2-aad ee Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay soo xuleen odayaasha dhaqanka ee Galmudug.

Tirada Xildhibaanada ay liiskooda soo saareen Gudiga Doorashada ayaa gaareysa 83 Xildhibaan waxaana ka maqan Lix Xildhibaan kuwaasi oo Gudigu ay sheegen in ay sida ugu Dhaqsiyaha badan usoo dhameystiri doonaan.

HALKAAN HOOSE KA AQRISO LIISKA XILDHIBAANADA

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *