Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Madaxtooyadii Khaatumo oo Somaliland la wareegtey

aliSaaka subaxnimadii ayaa ciidamo ka socda ciidamada Somaliland la wareegeen xaruntii madaxtooyada u ahayd Madaxweyne Ali Khalif.Sida uu sheegay wasiirka warfaafinta khaatumo,in kasta oo uu hadalkiisa ku saleeyey iney iska difaaceen ciidamada Somaliland ee ku soo weerartay bali cad.

Beryahanba waxaa Bali cad ku sugnaa Ali KHaliif  iyo xubno ka tirsan maamulkiisa,balse Somaliland waxay in dhoweydba abaabuleysey isla ciidamo ka soo jeeda degaankaas oo ay ku weerarto Bali cad si ay u soo geba gegebayso dhaqdhaqaaqa uu Ali khalif halkaasi ka wado.  Wasiirku wuxuu hadalkiisa ku daray Somalida midnimada jeceli meel uga soo wadajeensato kuwa somaali diidka ah ee raba iney Somali kala gooyaan.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *