Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa goob joog ka noqday Heshiis is afgarad oo ku saabsan Maalgashiga iyo Balaarinta Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso,

Heshiis is afgarad oo ku saabsan Maalgashiga iyo Balaarinta Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso

Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa goob joog ka noqday Heshiis is afgarad oo ku saabsan Maalgashiga iyo Balaarinta Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso, Kaas oo Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland ay la gashay Shirkad maalgashi oo fadhigeedu yahay Imaaraadka.

Posted by Puntland State House on Wednesday, September 25, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *