Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Sharci daro ku tilmaamay hab-dhaqankii xil xayuubinta khayre

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Sharci daro ku tilmaamay hab-dhaqankii Baarlamaanka Soomaaliya ee lagu riday Raíisalwasaare Xasan Cali Kheyre .

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Sharci daro ku tilmaamay hab-dhaqankii Baarlamaanka Soomaaliya ee lagu riday Raíisalwasaare Xasan Cali Kheyre, Madaxweynuhu wuxuu bulshada la wadaagay in ay arrintaasi tahay mid qorsheysneyd oo lagu burburinayay Shirkii Dhuusamareeb iyo shaqadii wanaagsaneyd ee halkaasi lagu qabtay, sidoo kalena lagu raadinayo muddo kordhin.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *