Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Madaxweynaha Dowladda Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo hogaaminaya wafdi ka kooban golayaasha dowladda ayaa gaaray magaaladda Dhahar

Madaxweynaha Dowladda Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo hogaaminaya wafdi ka kooban golayaasha dowladda ayaa gaaray magaaladda Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan waxaana soodhaweeyay qaybaha kala duwan ee bulshada Dhahar.

Posted by Puntland State TV on Thursday, October 31, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *