Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Madaxweynaha maamulka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Kismaayo ka daahfuray shirka wasiirada maaliyada dowlad goboleedada iyo federalka

Madaxweynaha maamulka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Kismaayo ka daahfuray shirka wasiirada Maaliyada dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowladdaha xubnaha ka ah kaasi oo diirada lagu saarayo maaraynta maaliyada dalka iyo hanaanka dayn cafinta Soomaaliya.

Posted by Puntland State TV on Saturday, 21 December 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *