Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!
Madaxweynaha maanta la doortay ee dowladda Puntland oo joojiyay in lacag laga saaro akoonada dowladda ee Bangiga Puntland iyo xawaaladaha gaarka loo leeyahay
Madaxweynaha maanta la doortay ee dowladda Puntland Dr, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray go’aankii ugu horeeyey, wuxuuna joojiyay in lacag laga saaro akoonada dowladda ee Bangiga Puntland iyo xawaaladaha gaarka loo leeyahay.