Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf.Waxyaabaha wada hadalladii ay yeesheen diiradda lagu saaray waxaa ugu muhiimsanaa sidii loo dardargelin lahaa dib u heshiisiinta iyo doorashooyinka Dowlad Goboleedka Galmudug

Posted by Villa Somalia on Sunday, June 30, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *