madaxweynaha puntland dr cabdiweli maxamed ali gaas oo dalacsiiyey taliyayaasha ciidamada daraawiishta iyo badda
08 Dec 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed cali Gaas ayaa oo dalacsiiyey Taliyayaasha Ciidamada Daraawiishta S/Guuto Cabdishukri Cabdullaahi Xuseen oo uu u dalacsiiyey S/Gaas.
Taliyaha Ciidanka Daraawiishta S/Gaas Cabdishukri Cabdullaahi Xuseen
Isla wareegtada ayuu madaxweynuhu Taliyaha Ciidanka Badda S/Guuto Cabdirisaaq Diiriye Faarax u dalacsiiyey S/Gaas.
Taliyaha Ciidanka Badda S/Gaas Cabdirisaaq Diiriye Faarax
Akhriso wareegtada madaxweynaha



