madaxweynaha puntland oo booqaday international education center
|Madaxweynaha puntland Dr gaas ayaa booqday xarunta waxbarashada international center oo ah laba iskuul oo ah charter school ah oo somalidu leedahay ,ayna dhigtaan caruur badan oo somali ah ,
Madaxweynu wuxuu kormeray galaasyada ay ardaydu wax ku barato ,sidoo kale wuxuu la kulmay maamulka iyo macalimiinta iskuulka