Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Madaxweynaha puntland oo diidey go’aankii ——–

sawirka  gaas  Madaxweynaha dowladda puntland ayaa shir jaraa id ku qabtaya  magaalada Muqdish uu ku diidan yahay qoraalka ka soo baxay xafiiska ra iisal wasaraha Cumar Cabdirashiid kaa soo ka hadlaaya qaabka uu noqonaayo soo xulidda labada aqal ee baarlamaanka somaliyi yeelan doonto.2016ka

Madaxweyne Cabdiweli wuxuu sheegay  inaanu aqbalin go’aanka ka soo baxay xafiiska Raiisal wadaaraha iyo beesha caalamkuna ku raacday ,kaasi oo uu ku macneeyey inuu yahay qaab aaney somaliyi ku gaari kari dowladnimo ,dadka reer puntland ee uu madaxweynaha u yahayna  ay shireen ayna caddeeyeen in aaney diyaar u ahayn 4.5 dambe uuna ku celin doono waxa meesha ka soo baxay ayna xaq u leeyhiin iyagu inay go’aan ka gaaraan rabitaankooda iyo mustaqbalka dalkooda.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *