Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Madaxweynaha puntland oo gaadhey magaaladaa Muqdisho

madax gaas2madax gaasMadaxweyne Cabdiweli Mahamed Ali Gaas iyo wefti balaaran oo uu hogaaminaayey ayaa gaadhey magaalada muqdisho isaga oo ay la socdaan qaar ka mid ah labada gole iyo dad ka socda ururada bulshda,

Garoonka diyaaradaha ee Adan cadde  waxaa ku soo dhoweeyey Raisalwasaare ku xigeenka ,Wasiirka cadaaladda,iyo xubno ka tirsan barlamaanka federalka   Isla markiiba Madaxweyne Gaas waxay shir ku wada qaateen Xalane wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobey  iyo ku xigeenkiisa qaar ka mid ah  safiirada beesha caalamka ee fadhigoodu yahay Xalane.

Shirkaasi waxaa lagaga wada hadlay xaalada dalka somaliya iyo higsiga 2016ka meesha ay somaliyi cagta saaridoonto  sidoo kale waxaa madaxweynu ku soo bandhigay mawqifka ay puntland ka aaminsan tahay qaabka ay somaliyi uga gudbi doonto meesha ay hadda taagan tahay ee ku aadan qaabka ay noqon doonto dowladda somali loo dhisayo sanadakan taasoo lagaga gudbaayo qaabkii qabaliga ah ee 4.5ka kasoo ragaadiyey ummada somaliyeed

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *