Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa magaaladda Garoowe ka daah-furay shirka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa magaaladda Garoowe ka daah-furay shirka Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, oo looga hadlayo dardar galinta shaqooyinka laamaha Hay'adda ee guud ahaan Soomaaliya.

Posted by Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV on Sunday, July 28, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *