Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

madaxweyne ku xigeenka puntland ayaa sagootiyey gurmadkii u horeeyey ee ay puntland

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa magaaladda Garoowe ku sagoontiyey gaadiid deeq gurmad ah u wada shacabka gobolka Hiiraan, waxaana gurmadka laga soo aruuriyay shacabka caasimadda Garoowe

Posted by Puntland State TV on Sunday, November 3, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *