Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

madaxweynihii hore Puntland oo shaaciyey inuu yahay musharax 2016ka

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe guriga uu kadegan yahay ayaa kahadlay heshiiskii xalay kadhacay Garoowe iyo arrimaha doorashada Soomaaliya.

Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud, madaxweynihii hore ee Puntland ayaa qaadacay heshiiskii xalay lagu gaarey magaalada Garoowe oo uu sheegay inuusan wax dan ah u ahayn umadda Soomaaliyeed iyo kuwa reer Puntland.

Faroole wuxuu tilmaamay Puntland ay horay go’aan uga qaadatay arrinta kudhaqanka 4.5, aana xilligaan loiobaahnayn in Puntland ay ogolaato kadib mudo bilo ah oo ay qaadacsanayd.

Dhanka kalena madaxweynihii hore ee Puntland ayaa ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya ee sanadka 2016,

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *