magaalada qandala ee gobolka gardafuu ayuu sheegay taliya ciidamada puntland iney dib ula wareegeen
|Taliska ciidanka difaaca Puntland ayaa shaaca ka qaaday in la wiiqay awooda kooxda Daacish ee kusugan degmada Qandala deegaamada hoosyimaada, kadib markii ciidanka dowladda Puntland degmadaasi qabsadeen.
Taliyaha guud ee ciidanka difaaca dowladda Puntland ayaa war uu ku shaaciyey barta facebook ku sheegay in la jebiyey awoodii Daacish ayna ciidanka dowladda Puntland gacanta kuhayaan Qandala.
AAKHRISO