Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

maxaa iska badeley xaalka jidka CEELDAAHIR-CEERIGAABO roobabkii dhibaateeyey ka dib

Warbixintii Labaad Ceeldaahir Ceerigaabo

Warbixintii isweydiinta badan dhalisay kaddib ee jidka CEELDAAHIR-CEERIGAABO, kana baahday Radio Daljir 22kii Aktoobar, maxaa maanta iska badeley xaalka jidka CEELDAAHIR-CEERIGAABO? Guddigii uu Baarlamaanka Puntland u yeeray oo wax ka su'aalay xaalka iyo maaliyadda Jidka ma ka jawaabeen su’aalihii Xildhibaanada, wax se ma laga weydiiyey hadal-heynta shacabka? Baarlamaanku se Guddiga ma weydiiyeen isweydiimihii shacabka? | Kaga bogo TAXANAHA warbixinta oo mar kale warbaahinta Daljir ay ka soo diyaarisay Jidka CEELDAAHIR-CEERIGAABO | Waxaa diyaariyey wariye Mohamad Hassan Dhalo | Xiriiriyaha ama LINKIGA warbixintii hore ee Daljir ka hel qaybta COMMENTS-ka shacabka

Posted by Radio Daljir on Friday, November 29, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *